Ciidamada PSF oo gacanta ku dhigay ninkii sameeyay qaraxii ka dhacay deegaanka Milxo

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland oo magacooda loo soo gaabiyo PSF, ayaa howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen Boosaaso kusoo qabtay nin lagu tuhmayay in uu sameeyay qarax miino oo dhawwaan ka dhacay deegaanka Milxo ee degmada Laasqoray. War kasoo baxay taliska PSF ayaa lagu sheegay in ciidamada baaris kadib heleen xogta ninkii … Continue reading Ciidamada PSF oo gacanta ku dhigay ninkii sameeyay qaraxii ka dhacay deegaanka Milxo